Guddoomiyaha degmada Caluula ee maamulka Puntlnad Calishire Maxamuud Cismaan, ayaa ka hadlay Markab lagu afduubtay xeebta degmadaas oo xalay lasii daayey.
Guddoomiyaha ayaa VOA u sheegey in dhalinyaradii heysatay markabkii ay ku qanciyeen sii deyntiisa, iyaguna ay u ballan qaadeen inaan waxba loo soo raacan doonin.
Waxa uu sheegey in ay dhalinyaradaasi ka cabanayeen dhibaatooyin loo geysto kalluumeysigooda.
No comments:
Post a Comment