Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhawyd ka dhacay nawaaxiga tiyaatarka qaranka ee magaalada muqdisho
ilaa iyo inta la xaqiijiyay 7 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badan waa ay ku dhaawacmeen
waxaaana weli socda daad gureynta dhaaawacyada iyo weliba baaritaano ay wadaan ciidanka
Tuesday, March 21, 2017
Home
Unlabelled
DEG DEG ; Qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay
No comments:
Post a Comment