• Maxaaa Cusub Maanta

    Naga filo maalin weliba

    Wixii Cusub Kala Soco www.Degmooyinka.blogspot.com Waad ku Mahadsantahay In Aad Nasoo Booqato

    Mohamud Hussein

    DEGMOOYINKA

    Sunday, January 29, 2017

    Akhriso Liiska Musharaxiinta cusub ee u taagan Madaxweynaha Soomaaliya iyo tiradooda

    Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta.
    Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta sanadkaan 
    1.Shariif Sheekh Axmed
    2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
    3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali.
    4.  Maxamuud Maxamed Culusow.
    5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
    6. C/naasir Cabdulle Maxamed.
    7.  Bashiir Raagge Shiiraar
    8.  Maxamed Cali Ameeriko
    9.  Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
    10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
    11. Saciid Cabdullahi Dani
    12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.
    13.  Jibriil Ibraahim Cabdulle.
    14.  Saciid Ciise Maxamuud.
    15. Cali Xaaji Warsame
    16. Xasan Sheekh Maxamuud.
    17. Maxamed Cabdirisaaq.
    18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees)
    19. C/llaahi Ciilmooge Xersi.
    20. Xaaji Maxamed Yaasiin.
    21. Axmed Maxamed Cabdi.
    22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
    23. C/llaahi Cali Xasan.
    24. Maxamed cali Jabarti.

    No comments:

    Qurux

    ">

    Dabiici

    Safaro